Mike Pence oo Xisbigiisa u gudbiyay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka Mike Pence ayaa xisbiga Jamhuuriga u gudbiyey waraaqihiisa musharaxnimo ee caddaynaya inuu u tartamayo jagada musharaxa madaxweyne ee Xisbiga Jamhuuriga ee sannadka 2024, isaga oo xisbiga Jamhuuriga dhexdiisa kula tartami doona musharaxiin kala duwan oo uu ka mid yahay madaxweynihii uu ka hoos shaqayn jiray ee Donald Trump, oo … Continue reading Mike Pence oo Xisbigiisa u gudbiyay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha